War Deg Deg Ah: Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta ka baaqday safar uu dalka uga bixi lahaa

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka baaqday safar lagu waday in uu ugu ambo baxo dalka Switzerland  uu uga qeyb gali lahaa shir Caalami ah . Sida qorshuhu ahaa Ra’isul Wasaaraha ayaa lagu waday in uu maanta ka dhoofo magaalada Muqdisho, hasa ahaatee safarkaasi ayaa dib u dhac ku yimid waxa … Continue reading War Deg Deg Ah: Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta ka baaqday safar uu dalka uga bixi lahaa